Hargaysa (RH)-Magaalada Hargaysa, waxaa ka socota qaban qaabada soo dhawaynta weeraryahankii horre eexulka dalka Nigeria 𝗡𝘄𝗮𝗻𝗸𝘄𝗼 𝗞𝗮𝗻𝘂.
Qaban qaabada xididigan ayaa si wayn uga socota magaalada, waxaana wadooyinka magaalada la suray boorar ay sawirkiisa ku dhagsan yihiin iyo hal ku dhigyo lagu soo dhaweenayo.
Nwankwo Kanu ayaa u soo cayaaray kooxo badan oo Yurub ka dhisan sida Arsenal, West Bromwich Albion, Inter Milan iyo Ajax.